What you may have missed

Thursday, June 11, 2009

Dalxa oo ka codsaday Wariyaasha inay Shaqadooda ku laabtaan

Gudoomiyee Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo la hadlay Universal TV ayaa ku tilmaamay inay ahayd arin lagu degdegay shaqajoojinta ay ku dhawaaqeen wariyayaasha Muqdisho. Halkaan Ka Daawo Prof. Dalxa oo Codsaday in Wariyaasha Muqdisho Shaqadooda Ku Laabtaan

Fadlan wax yar u kaadi inta Video-ga is dejinaayo



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.