Markaan dhowaan maqalnay in la iibinayo cuntadii caawinaadda ahayd oo dadka u baahan loo keenay, ayaan badankeen u maleeynay in dadkana gedaya cuntada yihiin kooxo xoog kula soo wareegay oo kadibna suuqa geynaya. Balse, waxaa video-gan ka cad inay WFP-da nafteedu tahay kuwa gediya cuntadaas. Masaakiinta qaxootiga Soomaalida ah dhinac kasta ayaa laga soo galey oo xataa dadkii waan caawinaynaa kusoo xareynayay caawinaadda ayaaba dhacaya. Channal4 News ayaa soo diyaarisay barnaamijkan waana mid fadeexeeyay WFP qaybta Soomaaliya ka shaqaysa.
Cuntada la iibsanayo ayaa ah mid ay u baahanyihiin 400,000 oo qaxooti ah. In kastoo cuntada suuqyada lagu gedayo, dadka barakacsan maba heystaan waxay iyagu karsadaan. Waxaad video-gan ka arki kartaa dad karsanaya caleemo si cunto ahaan ah u karsanaya. Balse, dad Soomaali isku sheegaya ayaa dadkaas dhibka heysta ka faa'iidaysanaya.
Xujada ay WFP dadkoodu ku murmayaan ayaa ah inay lacagta ay ku iibiyaan cuntada qaarkeed ku bixiyaan ilaalada cuntada caawinaada ah. Balse taasi waa been, maxaa yeelay, soo ma aha inay hadii ay jirto arrintaas soo ma ahayn inay sharciyeeyaan oo ay ka dhigaan wax policy ah, si lacago gaar ah ooo arintaas quseeya loo siiyo.
OOPS! - Attention Visitor - You Just Missed a new update
Please visit the Somchat.tk Front Page at least once! We promise! you will not be disappointed. Blog DirectoryWhat you may have missed
-
Album Heesaha Cusub ee Farxiyo Fiska 2011 iyo kuwa kale oo Videoya Leh ---- Waxaan Heesahan Soo gelineynay bogga Dhageyso Heesaha ee Somchat...
-
Dhageyso Heestan Ku Saabsan Dastuurka Cusub ee DKMG-da Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat Dhage...
-
SU'AALO & JAWAABO DIINI AH DIINTU WAA NASEEXO cilmi qaadasho Waa kanaa video-ga diiniga ah ee dhageyso su'aalaha. Fadlan waxii ...
-
Farxiyo Fiska waa fanaanad aad u cod macaan oo dhamaan dadka fanka xiiseeya ay amaanaan. Gabaddhan ayaa ah mid had iyo jeer soo saarta hees...
-
Heesaha Macaan Soomaalida dibadaha ku nool ayaa aad iyo aad u dhex galay dadkii reer galbeedka iyagoo isku taxaluja sida ay dhaqankooda u dh...
-
Gabartan 17 jir ah waa gabar degan magaalada London ee dalka Ingiriiska ahna gabar Soomaali ah. Sida ay sheegtay, waxay fanka kusoo biirtay...
-
Ma taqaan Mataano? Labo gabdhood oo ka yimid dalkeena ayaa cabsi geliyay suuqleyda ka shaqeysato soo saaridda dharka dumarka. Maxaa keenay?...
-
Over three days in a London studio, Keane and K'NAN created the hit "Stop For A Minute". The track is taking off in the UK, cl...
-
Fanaanadda Caanka ah ee sanadka 2010-2011 Farxiyo (farhia) Fiska oo Qaaday hees cusub la magac baxday 'DHAG DHAG' ayaad ka dhageysa...
-
Qoraagii heestii Qaylo Dhaan magaciisu ahaa Cabdi Shire Jaamac ayaa mar kale qoray hees wadani ah oo uu u bixiyay Kawaankii dadka. Kawaanki...
Friday, June 19, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
war tuugo calooshiis u shaqayste ah waa qof qiil leh oo waaba tuug balse WFP maba ahayn inay iyagu cuntadii loo soo dhiibay oo caruurtaas macluulan lagu kaalmeeyey afka iyagu iska mariyaan. Waa xaalad fool xun xaaladda maanta dakeenu ku suganyihiin Ilaahaana u maqan.
ReplyDeleteArintaan ayaa cadeyneysa shariifku inuusan ahayn nin hogaan u ah dowlad islaami ah...
ReplyDeleteWaxaan la soconaa in dowlad Islaami ah calaamadeeda ugu horeysaahi tahay Cadaalad...
iska daa iney sameeyaan cadaylad ey iyagu la imaadaanee waxayba kala xadayaan wixii gaalada ilaahey uga soo qaaday dadkii ay qaxiyeen...