What you may have missed

Friday, June 19, 2009

Faah faahin dagaalka Muqdisho ee labadii beri lasoo dhaafay

Faah faahin Dagaalka Muqdisho ah oo laga soo daayay tv-ga Aljazeera. Waxaa ka dhex maqli kartaa madaafiicda la isku garaacayo adigoo arkaya hubka nuucyadiisa kala duwan ee lagu laaynayo shacabka reer Muqdisho. Aan is weydiinee, saanu ma noo xalbaa?



6 comments:

  1. soomaaliya waa qaran dumay dadkiisuna qiimo laheeyn xag aakhiro iyo xag adduun labaduba

    ReplyDelete
  2. soomaaliya waxaa meeshaas dhigay waa raggeeda,soomaaliyaa muslin ah ha iga harto waa been soomaali iyo muslin nimo kala dheer.

    ReplyDelete
  3. waxa xamar rogayo ma aha USA .itobiya . ama westiga ee waa dadka ogadenka layiraah iyo eretareya oo labadooduba dan ugu jirto inay hawiye iyo itobiya isku sii jedaan ee labada shiiq waxaan leyahay danta dadkeena dhawra sida ay ayaguba danta dakooda u dhawreen ooy dagalka kala soo carareen dadkooda wabilahi tawfiiq waa walalkiin danta hawiye doon

    ReplyDelete
  4. somalia dhibaatada haysata waa mid laga danbeeyo waxaana ka danbeeya quwada reer galbeedka iyo dawlada jaarka aha oo doonaya inaan somaliya marnaba ka dhalan dawlad islaamiya iyo inay somali iyadu danaheeda ka tashadaan waana la arkaa waxa ay wadaan dawlada ku bahoobay iigad ayaan anigu u aqaanaaye.

    ReplyDelete
  5. Somaliya waxay u baahantahay in dib loogu celiyo isticmaar
    lana soo habeeyo waayoo iyado wax ma wadi karto.

    ReplyDelete
  6. Doqonka leh Ogaden baa waxleynayaa waxaan leyahay uuf.
    A strong Somali state is the best thing that can happen to the people of Ogaden.I am Ogaden and I love S. sharif and support his Government and i hate Ina Turki like i hate u because of your mind Tribal mind. Guul DFKMS.

    Ogaden Denmark

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.