What you may have missed

Friday, June 19, 2009

Faahfaaahin Qaraxii lagu Dilay Cumar Xaashi

Qaraxii is miidaaminta ee lagu dilay Wasiirkii Amniga Cumar Xaashi ayaa isla markii uu dhacay ayaa waxaa ciidamada maxkamadaha ee Beledweyne ayaa isla markiiba sheegtay Alshabaab, waxaa Qaraxaas cambaareeyey, Gudoomiyaha Maamulka Maxkamada Islaamiga ee Gobolka Hiiraan Cabdirixmaan Ibraahim Macow oo ku tilmaamay Musiibo asagoo u tacsiyeeyey shacabka Soomaliyeed.




6 comments:

  1. Takbiir alaahu akbar
    wadaadada allha la jiro wixii dalka gadanhayana saas ha loodubo laqanyo good luck in hell

    ReplyDelete
  2. Dont say takbiir. Dont tell us you have anything to do with islam. We know you are alshabaab=ignorant+dwellers of hell. Even if all alshabaab militias line up one by one and commit suicide, guess what they will all be dead and the Somalia people will prevail. Alshabaab and their followers have their days numbered. Sit back and watch how the cowards and suiciders flee when they see a single ethiopian soldier. What happens to their faith when they see ethiopian soldiers? it is a question they can best answer.

    ReplyDelete
  3. KILLING OF THE INNOCENT CAN NEVER BE A RELIGION. PUT A SIDE THE TFG MEMBERS WHAT HAVE THE INNOCENT CIVILIANS CAUGHT IN THE CROSSFIRE DONE TO DESERVE SUCH A KIND OF HORRIFIC CONDITIONS. THIS IS NOT JIHAD

    ReplyDelete
  4. alxamdulilah mar hadii la dilay dadki somalida gumeestaha usoo horseedi lahaa alahu akbar

    ReplyDelete
  5. inaalilaahi wa inaa ilaahi raajacuun ,intii dhimatay ilaah ha u naxariisto
    aamiin,arintani waa arin fidno ah,waxa umada dhibkeeda ka talinaayo ilaah
    ha ka qabto aamiin.

    ReplyDelete
  6. AbdulKadir GentlemanJune 22, 2009 at 2:02 PM

    waxaan la yaabanahay waxa dadka loo kala fadli yeelayo.
    dadka rayidka ah ee ku dhinta falalka Alshabaab waa lala qayliyaa laakiinse kuwa ku dhinta falalka madaafiicda rayidka ay ku garaacayaa AAMISOM iyo dowlada lagama hadlo.
    \marka ma dadka la laynayaa kala fadli badan mise kuwa laynayaa kala fadli badan... fadlan ahlu caqligoow jawaab i siiya..

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.