
Hase yeeshee, waxaa The Wall Street Journal soo qortay in Ciidama Mareykanka ay diideen ku lug lahaadaan faragelin dhanka Militariga ah oo lagu qaado Soomaaliya. David Axe oo ah qoraa u sheqeeya MentalFloss.com ayaa maqaal lagu soo bandhigay arrinkaan usoo gudbiyey The Wall Street Journal.
Halkaan ka aqriso Maqaalkaa: 10 Things You Didn't Know About Somali Pirates on The Wall Street Journal
Sidoo kale, bisha April 14-keeda CNN waxay soo qortay in Ciidamada Mareykanka loo fasaxay inay u racdeystaan burcad badeedka gudaha dhulka Soomaaliya. Laakiin waxaa la yaableh, maqaalkaas markii koowaad CNN soo daabacday waxaa cinwaan u ahaa "U.S. to invade Somalia under UN Resolution to repress acts of piracy". Laakiin cinwaankaas waa la bedelay oo hadda waxaa laga dhigay, "Pentagon looks to move battle against pirates ashore".
Waa kanaa Maqaalka CNN
Somali News and Blogs - www.somchat.com
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.