What you may have missed

Monday, April 27, 2009

Nabad Ilaalada Kenya oo Gumaadeysa Qaxootiga Somalia

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay baareyso warar lagu eedeeyey inay askar nabad ilaalinta wadankaas ah ay gumaadaan qaxootiga Soomaaliya ku soo qulqulaya dalkooda. Maxamed Cadow oo gaaray xero qaxooti ku dhow tuulada Dadaab ee dalka Kenya ayaa Al-Jazeera usoo gudbiyay video-gan. Halkaan Ka Daawo Videoga



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.