What you may have missed

Showing posts with label Muxaadaro. Show all posts
Showing posts with label Muxaadaro. Show all posts

Friday, September 4, 2009

Muxaadaro: Dhageyso Muxaaadaro ku saabsan Ramadaanka.

Ramadaan Kariim. Xikamu Siyaam waa toobiga video-gan shiikhu kaga hadlayo. Waxaa waajib ah inaan ogaano waxa ilaahey subxaanaho watacaalaa inoo aruubay. Daawo/dhageyso video-ga muxaadarada ah.







Qaybta Labaad




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Thursday, September 3, 2009

Tajwiid iyo Tartan Quraan iyo Muxaadaro

Nairobi, Kenya: Tartan Quraan lagu maamuusayo bisha ramadaan oo loo qabtay ilmo aad u yar yar oo ah xaafid quraan iyo tajwiid ay ku aqrinayaan aayadaha quraanka. Tartanka oo lagu qabtay Nairobi Kenya ayaa ah mid lagu dhiiri gelinayo waalidiinta caruurta inay ka faa'iideystaan bisha ramadaan kuna braarujiyaan caruurtooda inay ku dadaalaan barashada Qur'anka kariimka ah





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Sunday, August 23, 2009

Muxaadaro, Axkaamta Ramadaanka : Sh. Abdiqani Qardhaawi

Waa muxaadaro ka hadleysa fadliga soomka iyo axkaamta Ramadaanka. Waa Muxaadaro dheer ee aan ka wada faa'iideysanno. Waa 7 qaybood ee fadlan marba daar qay adigoo isku wada daarin hal mar. Hadii mid kuu socdo u sug inta uu ka dhamaanayo. Hadii aad rabto inaad daarato mid cusub kii hore oo weli dhamaan fadlan REFRESH ama Reload Sameey ama cinwaanka riix kadibna qaybta aad rabto gaar u daaro.



Qaybta 2-aad



Qaybta 3-xaad


Qaybta 4-aad



Qaybta 5-naad


Qaybta 6-xaad



Qaybta 7-aad



Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Thursday, August 13, 2009

Waa Maxay TPS: Waxaa Ka Cadlaya Sh. Xasan Al Jaamici oo Laga Wareystay


Sharciga TPS waa Temporary Protection Status oo Soomalida ku dhaqan Mareykanka loo kordhiyay ayaa laga wareystay Sh. Xasan Maxamuud Aljaamici, oo ah imaamka masjidka Dacwa Institute ee St. Paul.




Qaybta 2-baad



Wareysi - Qaybta 3xaad



Qaybta 4-aad



Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Saturday, August 1, 2009

Muxaadaro: Sh. Qardhaawi oo ka hadlaya Is Qarxinta iyo Alshabaab

Sh Qardhaawi oo ka hadalay arimaha somali ka socda waxa diintu Ka qabto


Part 1 - Sh. Qardhaawi


Part 2 - Sh. Qardhaawi


Part 3 - Sh. Qardhaawi


Part 4 - Sh. Qardhaawi


Part 5 - Sh. Qardhaawi


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Saturday, July 11, 2009

Muxaadaro: Sida La Isaga Eego Gabar aad Guur u Rabto


Siday ay diinta uga hadashay haweenay aad damacday inaad guursato sida aad isaga soo
fiirin lahayd

Friday, July 10, 2009

Muxaadaro: Daawo Nadwadii Sheekh C/Naasir Xaaji Axmed ee Masaajidka Al-Huda Laascaanood.part1

Waa muxaadaro ka hadlaysa sawirada..iyo qalabka wax lagu sawiro waxa ay diintu ka qabto.Waa nadwo ka mid ah nadwooyinkii bisha July iyo Juun 2009 dhamaadkeedii ka baxay masjidka Al-huda ee Laascaan...