What you may have missed

Thursday, September 3, 2009

Tajwiid iyo Tartan Quraan iyo Muxaadaro

Nairobi, Kenya: Tartan Quraan lagu maamuusayo bisha ramadaan oo loo qabtay ilmo aad u yar yar oo ah xaafid quraan iyo tajwiid ay ku aqrinayaan aayadaha quraanka. Tartanka oo lagu qabtay Nairobi Kenya ayaa ah mid lagu dhiiri gelinayo waalidiinta caruurta inay ka faa'iideystaan bisha ramadaan kuna braarujiyaan caruurtooda inay ku dadaalaan barashada Qur'anka kariimka ah





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.