What you may have missed

Showing posts with label Kenya. Show all posts
Showing posts with label Kenya. Show all posts

Wednesday, July 29, 2009

Booliska Keenya oo Qabqabtay 14 Tahriibaysay

Waxaa dhowaan pooliska Kenya ee magaalada Mumbasa ay qabqabteen dhalin yar si tahriib ah ku soo galay Kenya, kuwaas oo ay ku jireen 14 Soomaali ah. Mid ka mid ah dhalinyarta ayaa lagu qabtay kaar Identity Card-ka ah ee Kenya waxaana lagu wadaa baaritaan lagu cadeenayo inuu kaarkaas yahay mid sharci lagu helay.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Thursday, July 9, 2009

Ololaha Ka Socda Kenya ee Dalkeena Wax loogu Qabanayo

Aadan Bare Ducaale, oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda xoolaha ee dalka Kenya, oo ka hadlaya ujeedada dowladda Kenya ay ka leedahay Soomaaliya ayaa yiri ninkii dhab ay ka tahay ee raba inuu Soomaaliya wax u qabto waa inuu hadda soo baxo.

Saturday, June 27, 2009

Dowladda Kenya oo Ciidamadeedu dhowaan geli doonaan dalkeena

Dowladda Kenya ayaa wada ololo ay ciidamadeeda ugu soo dirayso Soomaaliya. Waxaa kale oo dhanka Public Relations-ka ka caawinaya Dowladda Mareykanka oo uu u hadlayo safiirkooda u fadhiya Nairobi. Ciidamada militeriga Kenya ayaa la geliyey heegan ayagoo ay u socoto qudbaayin looga dhaadicinayo sababta keentay in Kenya ka dhex dagaalanto Soomaaliya. Kenya ayaa ku andacooneysa in Alshabaab ay dalkaasi nabad gelyadiisa ku tahay qatar sidaa darteedna ay xaq u leedahay inay si isdifaacid ah dagaal ugu qaado.