What you may have missed

Saturday, November 27, 2010

Gabdhaha Facebook oo baadi goob ah iyo Wiilasha qaar oo ku dhex dhuma facebook.

Beryahaan waxaa soo batay dhibaato ka dhacda Facebook taasoo ah in ragga qaarkood ku dhumaan Facebook kadibna ay dhacdo in dumarkoodii raadiyaan iyagoo qaar ay weliba ka naadiyaan Facebook dhexdiisa.


Hadii ay arintaan oo kale kugu dhacday fadlan baadidaada hoos kusoo qoro si aan kuula raadino.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.