What you may have missed

Sunday, April 4, 2010

Farxiyo Kabayare, Hees Cod macaan, Ha iloobin! Daawo oo DHageyso

Fanaanadan loo yaqaano farxiyo Kabayare ayaa codkeedu aad u macaan yahay. Waxaan laakiin garan waayay, qaabka heesta ay u qaadeyso waxaad moodaa inay gabadhu u dhalatay gelinka shanaad. Marka qofkii yaqaano Farxiyo Kabayare ha ila soo socodsiiyo halka ay ka timid. Intaa kadib waxaan halkaan soo geliyay hees ay qaaday farxiyo kabayare taasoo magaceeda la yiraah Ha ilooban.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.