What you may have missed

Saturday, August 29, 2009

Xaawo Cabdi oo Dhibaato Barakacyaal Kula Heyso

Waa warbixin Alcadaala Universal TV uga soo diyaariyay duleedka Muqdisho gaar ahaan Xaawo Cabdi halkaasoo dadka barakacayaasha degan aysan heysan biyo, badar, iyo weliba meel ah dabeeylaha kaga gambadaan. Daawo dhibaatooyinka heysata.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.