What you may have missed

Tuesday, August 11, 2009

Video: Taliyaha Booliska oo Sheegaya In ay Sugayaan Ammanka Muqdisho

Afhayeenka ciidanka boliiska Soomaaliyeed G/sare Cabdilaahi Xassan Bariise, oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho kadib shir ay yeesheen saraakiisha qeybaha kala duwan ee ciidamada dowlada, ayaa faah faahin ka bixiyay wax yaabihii looga hadlay iyo go’aanada kasoo baxay shirkaasi.




Faahfaahin - Taliska Boolliska oo Sheegay inay Ammaanka Muqdisho Sugayaan (war qoraal ah)

Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.