What you may have missed

Friday, August 28, 2009

Somali Pirates Fire on U.S Chopper

Burcad badeed Soomaaliyeed oo u afduuban yahay ayaa markab ay qafaasheen waxaa soo kor habaabay helicopter leeyihiin ciidamada badda ee maraykanka kaasoo qaadayay sawiro iyo video kaga duubayay kaamera helicopter saarneyd. Dhalinyarta burcadka ah ayaa durba helikopterkaas ku furay rasaas ay ku doonayeen inay soo ridaan helekopterka. Daawo video laga duubay burcadkaas iyagoo rasaaseynaya helikopterka.




Daawo Video-gan Hoos. Ama Gaar bogga hore Halkaan Riix - Somchat.com
Sucaad oo joogta Maxkamad ay kaga cabaneyso dowladda Kanada. Daawo videogan oo Dhageyso cabashada Sucaad (VIDEO CUSUB)




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.