What you may have missed

Monday, August 17, 2009

Shaaweeye oo Eedii Dhinac Isaga Riixay

Gudeemiye Ku Xigeenka Gobolka Banaadir C/fitaax Shaaweeye ayaa beeniyay hadalkii dhowaan masuuliyeen dowladda ka tirsan ku sheegeen in isaga iyo qaybdiid ay ka dambeeyaan amni daradda Muqdisho iyo dagaallada soo noqnoqda ee u dhexeeya ciidamada dowladda.




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.