What you may have missed

Monday, August 24, 2009

Qaxooti Ku Go'doomay Jidka Xerooyinka Kenya

Qaxootiga ka cararay dagaalada Soomaaliya ayaa gaari'la xeryaha qaxootiga Kenya. Sida Maxamed Cadoow usoo sheegay Aljazeera, dadka qaarkood maba heystaan lacag ay jidka ku sii maraan. Dhagayso warbixintan/daawo Video-gan aljazeera.





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.