What you may have missed

Sunday, August 30, 2009

Aljazeera oo Warbixin: Ciidamada Ethiopia oo Beledweyne La Wareegay

Ciidanka Ethiopia ayaa shalay gudaha usoo galay Baledweyne iyagoo kasoo galay gees walba oo magaalada. Markii ciidamada Alshabaab arkeen in Ethiopianku soo galeen ayay iyaguna iskaga baxeen aagagii u xirnaa. Waa tanaa warbixin Aljazeera ay ka soo saartay arimahan, iyo ethiopianka soo galaya dalka Soomaaliya iyagoo weliba Melez Zenawi uu beeninayo in ciidamadiisu u gudbeen boodherka Soomaaliya





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

1 comment:

  1. Ramadaan Kariim Kuligiin

    Walaal duceyso, ilaheyna ka barya in Soomaaliya Ramadaanka kiisa kale ka dhigo mid nabad ku soo yaboohanto nabadna ku waarto waxiid dhib nagu wadana allaha naga qabto

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.