What you may have missed

Saturday, July 18, 2009

Xaaladda Magaaladda Muqdiishoo Degan iyo Warar Goos Goos ah ka Hadlaya Fransiiskii Halka ay Ku Dambeeyeen

Kadib markii la afduubtay laba sarkaal oo Fransiis ah ayaa waxaa beryahan ka hadalkooda la haaayay labadaas nin. Magaalada Muqdisho ayaa haatan xaaladeedu tahay mid degan oo labada dhinac ee isku heystay ku mashquuleen nimankaas Fransiiska ah iyo sidii looga xaajoon lahaa. Waa faahfaahin dheer oo arinkaas ku saabsan.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.