What you may have missed

Saturday, July 18, 2009

Xaaladda Barakacayaasha Ku Sugan Beled-Wayne oo Sii Xumaaneysa

Waxaa beryahan hoos u sii dhacday xaalada nololeed ee Qoysaska soo barakacay joogana xeryooyin qoxooti ee xaafaha Beledweyne ku yaala. Dadkaan ayaa ah dad kasoo barakacay Xamar iyo agagaarkiisa iyo Jowhar. Daawo warbixinta Universal TV

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.