What you may have missed

Friday, July 17, 2009

Shirkii Jaraa'id ee RW Sharmarke Dhowaan Qabtay

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliye Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdiosho ayaa waxaa uu ka hadlay arinta ku aadan la heystayaasha u dhashay dalka Faransiiska oo dhawaan laga Afduubtay Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.