Afar ilaa sideed qof ayaa maanta magaalo ku taala Holand - oo aanan magaceeda la sheegin - ayaa isugu yimid "shir weyne" ay dhowrkaas qof ababul ku wadaan maamul gobaleed loo sameeyay koonfurta Soomaaliya. Magaca maamul goboleedka lama sheegin. Bal hadaba shirkii waxii kasoo baxay waa kanaa asagoo video ah.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.