What you may have missed

Sunday, July 5, 2009

Warbixin cusub ee Karaan iyo Shibis oo dadkii Firaaqeeyeen

Waa warbixin laga soo duubay xaafadaha kaaraan iyo shibis oo caawa deganaasho aan cagabadan ku taagneyn ka jirto. Hase yeeshee waxaad arki kartaa xaafadaah oo cidna joogin kaliyana ka muuqdaan dhufeysyo dagaal iyo xabado jidka laysku raacinayo. Universal-TV Alcadaala

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.