What you may have missed

Sunday, July 5, 2009

Mareykanka oo Si Toos ah Taageerada TFG da u Cadeystay

Kaaliyaha xooghaya arimaha dibadda ee Mareykanka Johnny Carson ayaa sheegay iney ka go'antahay iney taageeraan DKMG ah isagoo dhanka kale sheegay in ey Eriteriya kula hadleen Libiya si ey u joojiso taageerada ey siiso Alshabaab iyo islaamiyiinta kale.




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.