What you may have missed

Friday, July 24, 2009

Warbixin C-N-N ah Dhalinyarta reer Mareykanka ee Si Dhuumasho ah Ku Aaday Dagaallada Dalka Ka Socda

Ma xasuusataa wiilkii ahaa reer Mareykan ee Muqdisho ku dhintay kadib markii uu ka qayb qaatay dagaallada ka socda Soomaaliya? Hooyadiis waateey soo wacday Universal TV iyadoo sheegtay inuu wiilkaas cad ahaa Soomaali uuna ahayen reer Afghanistan sida qaar ka mid ah ciidamada dowladda ay sheegeen. Kaligiisna ma aha dhalin yarta dagaal u aaday Soomaaliya iyagoo ka baxay Mareykanka siiba Minnesota. Hadaba waxaa warbixin dheer ay ka soo saartay wakaaladda warbaahinta caanka ah ee CNN wiilkii Soomaaliga ahaa Jamal Bana ee dhowaan ciidamada dowladda ku dileen dagaal iyaga iyo Alshabaab dhex maray. Waakanaa ee ka daawo.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.