What you may have missed

Tuesday, July 28, 2009

Waan Joogay - Waana U Jeeday DiDi Naaji New videoclip 2009 -

Waa hees uu qaadayo Diidi Naaji - Waxaa la sheegay in Music-ga Axmed Naaji uu sameeyay - Ma runbaa? Hadii aad raadinayso kaban iyo qaab heeso qaraami, tan maahan ee heestani waa mid dhalin yartu fahmi karto. Waa Diidi Naaji oo ku xarakeynaya hees 'yo-yo' ah waa Rap music oo afsoomaali ku macaan.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.