What you may have missed

Wednesday, July 29, 2009

Garoonka Diyaaradaha oo howlihiisu Si wanaagsan u Kala Socdaan

Garoonka Muqdisho ayaa haatan u shaqeynaya si xowli ah iyadoo lix shirkadood oo diyaaradahoodu isugu jiraan kuwa cargo iyo rakaab ahba ay si joogto ah uga howl galaan garoonkaas. Warbixintan waxaa Universal TV garoonka diyaaradah Muqdisho uga soo diyaariyay Alcadaala.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.