What you may have missed

Thursday, July 30, 2009

Su'aalo iyo Jawaabo Dhab ah.

Waxii uurka ku jira Afkaa Kaa xada. Video-gan ayaa ka hadlaya caadada dhalin yarta reer Mareykan taasoo shabahda tan dhalinyarta reer Yurub. Niman waaweyn, ah Soomaali, hadana ku faanaya inaysan Soomaali ku hadli karin. Waa BBC oo Wareysaneysa Gangs-ka Virginia, sida Title-ku yahay. Waa Cajiib waxyaabaha dhalinyartan ay isweydiinayaan iyo sida la isugu jawaabayo.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.