What you may have missed

Thursday, July 30, 2009

Xaallada Dagaallada iyo Wareysi BBCdu Ould Abdalla La Yeelatay

Dagaallada dib uga qarxay Muqdisho iyo dhex maraya dowladda KMG ah iyo Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo isku dhinac ah ayaa warbixin BBC maanta ka soo saartay. Waxaa kaloo wareysi lala yeeshay Ould Abdalla isagoo sheegay sababaha keenay in la taageero dowladda soomaaliyeed ee aqoonsiga caalamiga leh.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.