What you may have missed

Sunday, July 5, 2009

Somaalida Kenya degan oo aan u dabaaldegin 1 da July

Maalinta sanad guuradii 49aad ee xorinimada Soomaaliya ayaan laga dabaal xaafadaha ay degan yihiin Soomaalida joogta dalka Kenya. Video-ga NTV ayaa sharaxaysa arinkaas. Daawo Soomaalida degan Kenya oo ka hadlaya sababaha keenay inaysan wax xaflad dabaal deg ah dhigan.




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.