What you may have missed

Tuesday, July 28, 2009

Shirkii Baarlamaanka ee Dhowaan xilibaano Shaqada laga buriyay

Waa Baarlamaanka oo xilibaanadii dib isugu yimaadeen iyagoo 300 xilibaan ka badan. Waxaase shirkaas dhameystay in ka yar 300 xilibaan kadib markii qaarkood shaqadoodii laga qaaday. Qaar kale oo ka mid ah xilibaanadii isi soo xaadiriyay ayaa iyagana la siiyay digniin kama dambeys ah - waa hadii aadan qaban howsha la idiin dhiibay in adinkana la idinka tanasuli doono - Daawo video-gan faahfaahinta ah
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.