OOPS! - Attention Visitor - You Just Missed a new update
Please visit the Somchat.tk Front Page at least once! We promise! you will not be disappointed. Blog DirectoryWhat you may have missed
Thursday, July 2, 2009
Qaahira oo Laga Dabaaldegay Munaasabadda 1-Da Luulyo 2009ka
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

marka hore maadama aan nahay dad islaan ah waxa igu waajib ah inaan idnkusalaamo salaanta dunida ugu sharaf badan asc wrb
ReplyDeletesalan kadib waxa qiimo iyo qadarin mudan umada soomaliyeed eekukala nool dunida dacaladeeda
waan aragnaa maanta wadankeeni dhibatada kataagan hadana maanan ilaawin xiligii aan iska tuurnay heeryadii gumaysiga taas aya ah mid aad loogu farxo .aniga ahan waxan aaminsanahay inay soomali isdiidanayn ee waxay la dahay dad isku keeno aniga waxan kunoolahay dalka india arday jamacaded ah waxan xalay qabanay xaflad aan ku maamuseyno ama kuxusayno 1luulyo run ahantii dhamaan dadki kasoo qaybgalay waxad mooda in midba midka kale cuskanayay isagoo indhihiisa ilmada qoynayso .halkaas waxa iiga soo baxay inaan isdiidanayn .marka xalku waxuu noqonaaya inuu ilaahay wadada dhabta ah nagu rido iskana dayno qurunkan aan caadaysanay inaan marwalba kasheekayno waayo soomali aya hore ugu maah maahday qabiil qaran manoqdo,,
cajiib waan fahansanahaye maxan iskaka dayn la nahay?
marka xiga waxan hambalyo u dirayaa dhaman dhalintii iskusoo duba riday 1luulyo ee kuqabatay dalka masar iyo safiirka u fdhiya soomaaliya masar
ReplyDeletemudane cabdulaahi xasan maxamuud oo run ahanti hadalkiisi aad ula dhacay
XASUUS AAD U FOG IYO CALOOL XUMO AYUU IGU BEEREY MARKAAN DAAWADEY MA MALEYN KARTID SIDA AAN U ILMEEYEY
ReplyDelete