What you may have missed

Monday, July 20, 2009

Nin reer Shiino ah oo Baaskiil Ku dhex maray 114 wadan oo soo gaaray Dalkeena

Nin Shiineys ah oo 114 dal ku soo dhex maray baaskiil ayaa soo gaaray Soomaaliya isagoo doonayo inuu baskiilkiisa ku gaaro magaalada Muqdisho Kadibna u gudbi doono Itoobiya.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.