What you may have missed

Monday, July 6, 2009

Meet Jamiila - Qaxootinimo ilaa Jaamici

Jamiilo waa gabar ku nool dalka Mareykanka oo hadda wax ka barata jaamacadda Washington. Dhageyso sheekadeeda video ah iyadoo laga hadlayo xaaladda keentay oo kasoo cayrisay dalkeedii hore iyo heerka ay hadda nolosha ka mareyso.




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.