What you may have missed

Friday, July 3, 2009

Madaxii Maxkamadaha ee Beledweyne oo Ku Biiray Xisbul Islaam

Waxaa goor dhow is casilay Sh. Ibraahim Yusuf oo ahaa taliyaha amniga ee Beledweyne isagoo ku biiray Xisbul Islaam. Daawo Wareysi lala Yeeshay Sh. Ibraahim Yuusuf oo ka hadlaya sababta keentay iyo cidii oo kala tashtay.




1 comment:

  1. xaqii ayaa soo daahiray soo iskama cada in ay umada soomaaliyeed ee dhamaantood muslimiinta ah ay diyaar u yihiin inay dhibaatada iyo silaca haysta soo af jaraan,waa in ay indhaha furaan iyo dhagaha caqli wax ku ool ahna lala yimaado dhamaan umada soomaaliyeed meel walbay joogaan,gaar ahaan dadka wadanka jooga oo talo xumada diloodatay iyo xaq diidnimada. wabilaahi towfiiq

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.