What you may have missed

Thursday, July 16, 2009

Laba Beelood oo Dhul Isku Heysta oo Loo Diray Ergo Nabadoon ah

Magaalada Gabileey oo ay lababeelood oo ka tirsan deegaanka la isku haysto beryahan ku dhex maray iska hor imaad ku saabsan kana dhashay muran dhinaca dhulka ah. Ergo gaartay magaalada dhibkan ka jiro ayaa meel fagaaraha kula kulmay dadweynaha ku nool magaalada Gabilay, halkaas oo ay kala hadleen

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.