What you may have missed

Sunday, July 12, 2009

Doorashada S/Land oo La isku Raacay sidii Loo Qabanlahaa

Iyadoo beryahan xisbiyada Somaliland isku heysteen qaabka loo dhigayo doorashooyinka dhowaan loo qaban doono Somaliland ayaa shalay ay isla saxiixeen xeer ay isku afgarteen oo ku saabsan qabashada doorashadaas.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.