What you may have missed

Sunday, July 12, 2009

Aadan Madoobe Oo u Diray Warqad Gudoomiyaha Golaha Shacabka Masar

Gudoomiyaha golaha shacbiga dalka Masar Dr. Axmad Fatxi Saruur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda KMG ah iyagoo u geeyay Warqad ka socotay Sh. Aadan Madoobe. Dr. Yusuf Ali Ceynte oo ka mid ahaa wafdigaas ayaa U waramay Unversal TV asagoo ka warbixiyey Waxyaabihii ay ka wada hadleen wafdiga uu ku jiray iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Masar.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.