What you may have missed

Sunday, July 19, 2009

Cudurka Pandaamic Flu-ga Sida looga Hortago

Waa cashir caafimaad ee ka hadlaya sida looga hortago cudurka Pandemic Flu-ga faahfaahin waxyaabaha keena iyo sida la isaga daafaco iyo weliba waxii daawooyin loo baahanyahay. Cashirkan waa Afsoomaali ee fadlan ka faa'iidayso.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.