What you may have missed

Monday, June 22, 2009

Xaabsade oo Si Xanaagsan Afka ugala Diriraya Alshabaab Sharaxayna Codsiga Ciidamada Gurmadka ah


Wararkii Universal TV ee 21 June: Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha ee Dowladda KMG ah Maxamed Ibraahim Xaabsade oo Ka warbixiyey baahida keentay keenista Ciidamo shisheeye oo taakuleeya dowladda ayaa sheegay in ciidamo ajnabi ah oo safka hore kaga jira dagaalka Muqdisho yihiin kuwa sababay in la codsado ciidamada gurmadka ah. Asagoo si xanaagsan ayuu ku tilmaamay Alshabaab inaysan horna u socon gadaalna u socon asagoo weydiiyay sababta ay u keeneen dagaal-yahannada shisheeye.


2 comments:

  1. I SOMALI MAN LIVE IN THAILAND AS A REFUGEE, I WOULD RECOMMEND MINISTER HABSADE NOT TO CALL TRADITIONAL ENEMY ETHIOPIA ENTER TO SOMALIA AGAIN THE REFRENCE BETWEEN 2006-8 THE DISATROUS THOSE YEARS, IT IS BETER ONE OF THEM TO LAY DOWN THE GUNS AND THE OTHER ONE TO RULE THE COUNRTY ENSTEAD ETHIOPIAN ENTERVATION BECAUSE IN THE FUTURE SOMALIS MAY UNDERSTAND ANDEND THE VOILENCE

    ReplyDelete
  2. Kuwo aan waxba dhaamin oo ka daran ayaa yimid oo la yiraa ALSHABAAB oo qof noolna dilaaya qofki dhintayna soo faagaaya.iyo korneel Xasan macangag oo maseyr haayo oo raba in mar uun madaxweyne la yiraa.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.