What you may have missed

Wednesday, June 17, 2009

video ah war dagaal is weydaarsi Alshabaab iyo Dowladda

Alshabaab ayaa sheegatay inay ka qabsadeen ciidamada dowladda hub culus oo ay ku jiraan shilke iyo zoo ayna ka dileen askar badan iyo gudoomiyaha degmada kaaraan oo arintaasna beeniyey. Halkaan Ka Daawo Video-gan


Fadlan Gaar Bogga Koowaad oo daawo Video-yada Cusub - Somali News and Blogs - Halkaan Riix
Sidoo kale, hoos wax yar u deg oo ka dooro video-yada cusub liiska wararka ii hoos ku tixan



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.