What you may have missed

Thursday, June 18, 2009

Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii Manta Kadhacay Moqadisho oo sii kordhaya.

Dagaaladii saaka ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay in ka badan 7-, iyadoo dhaawaca ka badan 40 ruux la dhigay isbitalka Madina iyadoo laba ruux isbitalkaas ku geeriyoodeen. Halkaan Ka Daawo Video-gan




1 comment:

  1. cudur Daar deg deg ah:

    Waxaan howl adag ku wadnaa websitekan taasoo ah xaga design-ka. Fadlan inaga raali ahaada wax yar inagoo mardhow dhameyn doonna.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.