What you may have missed

Sunday, June 14, 2009

Video ah Dayactir ku Socda Wadada Maka Al-Mukarama

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) oo ka waramay howlgalkan maraya maalintii 14daad oo ay ku dayactirayaan wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay tani tahay waajibaad iyo xil iyaga saaran oo ka mid ah howlaha bulshada loogu adeegayo. Halkaan Ka Daawo Video Faahfaahin ah : Waddada Maka-Al-Mukarama ee Muqdisho oo Dayactir lagu Wado






1 comment:

  1. ASC. Walaalyal waxaan soo jeedinaa dowladda haddii ay dhiseeyso wadooyinka waa loo baahanyahay waana fiicantahay in lagu caawiyo.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.