What you may have missed

Sunday, June 14, 2009

Qaxooti Ku dhibaateysan Kaaraan iyo Gudomiyaha Kaaraan oo Codsanaya in laga soo gaaro

Xaalad bani'aadamnimo oo aad u foolxun oo ay ku suganyihiin qoxooti barakacsan oo ku qul qulay degmada kaaraan ayaa yaalyaala garaashyada iyo guryo dunsan oo laga guurguuray ee xaafaddaas. Duruufoonka heysta ayaa ka mid ah maacuun la'aan raashin la'aan iyo hoy la'aan. Gudoomiyaha Kaaraan ayaa codsanaya in dadkaas loosoo gargaaro asagoo ku tilmaamaya xaalada dadkaas mid musiibo ah kuwaasoo badankood kasoo qaxay degmooyinka Yaaqshiid, shibis, boondheere iyo huriwaa. Halkaan Ka Fiirso Warbixintan


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.