What you may have missed

Sunday, June 21, 2009

Somaalida Kenya maxey ka yiraahdeen in ciidamo shisheeye la keeno somalia

Microfoon lala dhexmaray dadka somalida kenya kadib markii ciidamada islaamiyiintu weeraro la beegsadeen dowladda. Aragtidooda halkaan ka daawo




7 comments:

  1. waa caqli daro iyo caqli xumaan dihi lahaa
    sabab too ah ma garanayo waxa soomaali dexdeeda
    wali geed dhigay shisheeye iskuguna dalbadaaan
    iyagoo heshiinkara kaligood.
    sababtuna waa midkasta wuxuu fiirsanaa waxa isaga u gaaarka ah
    taasina waa mida keentay in shacabka soomaaliyeed waligood ku jiraan qax iyo dhibaato.NinkAstaayi waxa uu ka fekeraa doolar kuuu qaadanaa marka malahan sabab aan ahayn xukun doon iyo lacag , ma ay laha qadiyad iyo soomaali nimo midkeedna. marka ninka dalbanaa itoobiyaan shacabkana urab BM waa nin kafekaraa danahiisa shaqsinimo. laakiin ilaah midiisaa danbayn oo waa aduuun aduuna waa hadhka laba diisa galin. maanta hadaad ka doorato aakhiradaada aduun iyo doolar waa lagaa xisaabin walee. aakhirana kuu raaci mayaan.

    ReplyDelete
  2. SHACABKA SOMALIYA WAXAA DAN U AH DOWLAD
    dowlad haddii la helo waxaa la helayaa kala danbeyn,somalidu waxaa ay yiraahdaan (DOWLAD DIBADA LAGU SOO DHISEY WAXAAY DHAANTAA DOWLAD LA,AAN)
    Horta ma is weydinaa su,aasha ah maxaa mar walba soomaliya dowlad loogu soo dhisaa dibad? taa waxaan u maleynayaa inaan wada garan karno cari somali oo maanta nabad ah inaan jirin meelwalba uu caada qaate joogo sidaa darteed somaliyeey soamli ma waxaa dan u ah sida ay dadka qaarkii yiraahdaan oo ah (WAXAA DAN IDIIN AH QAXA ,BOOBKA & BARAKACA INTA GAAL WADANKA JOOGI LAHAA OON AANANU DANEYNIN SHACABKA ISBITAALKA JIIFA OO XATAA AAN HAYSIN DAAWO UNA DHIMANYA DHIIG BAXA )
    Waxaa kaloo mesha ka marneynin inay soomalidu eegto ninka dowlad soomali loo soo dhisaba ku tashkiilaya shacabkeeda tanu waa gaalla raaca soomlidu waa inay dib u eegtaa asagu xaguu ku xiran yahay xagey reerkiisu joogaan asagii ayaaba gaal dabada kaga jira. gaalka uu shacabka tusayo waa mid ay bixitaankiisu ku xiran yahay heshiinaya naga bax

    maxaa ku qasbay mucaaradka inay xabad la dhacaan shacbka la tacdaran qaxa iyo rafaadka

    ReplyDelete
  3. MAXAA KU QASBEY DOWLADDA SOMALIYA INAY U WACATO SHISHEEYE?

    dowlada waxaa ku qasbey inay shisheeye u wacato waanu wada garn karnaa ,dowladan waa dowlad islaami ah waxa ay barlamaankeedu isku raaceen in kitaabka alle uu yahay kan keliya ee wax walba lagu kala bixinayo ama lagu xukumaayo ,muftiyaasha soomali oo dhan waxaa ay isku raaceen in la raaco ama la taageero dowlada af iyo idinba ,taa waxaa ay ku tuseysaa in halkaa uu ka baxey xukan gaaleedkii.
    ALLE S/W WUXUU YIRI WAX WALBA OO AAD ISKU QABATAAN HA LAGU KALA BAXO KITAABKA ALLAH.

    War wax aan la yaabanay ma culumaddii ayaa noqotey hogaamiye koxeed taa waxxan ulla jeedaa hoogaamiye kooxeed diin ma garaneynin,ee culumaddii ma ayagii ayey bedeleen kalimaadkii allaah ma ay garan waayeen.dowalada waxa ku qasbey inay gaal u yeerato culumo garan weysey in lagu kala baxo kitaabka alle oo dooneysa in xoog qabiil wax ku maquuniyaan,shacbkana waxaa ay tushayaan dhalnteed been ah ,
    war gaalada inta aaney wadanka soo galin dowlada la heshiya kana daaya madaafiicda aad shacbka ku laayneysaan
    war shacabka xabada iyo qax ayaa wareeriyey ee culimada nabad ayaa lagu garanaayey ee shacabka yaan diinta la nacsiin ee diinta ha looga yeero diinteenu waa diin nasteexo ee ma ahan diin fowda ee yaan

    ReplyDelete
  4. ciidamo ladalbo yaa uga futo xun kuwa u yeeranaya iyo kuwa u riyaaqaya ,laakiin mujaahidiintana hiil iyo hoo ilaahaybaa micigooda ah intaas ayaana ku filan insha allaah

    ReplyDelete
  5. ASC

    waxaan qabaa aniga culumada siyasada ha ka fariistaan oo ha ku ekaadaan masaajida oo dadka wax ha u faa i deeyaan.. soomaaliya jihaad in uu ka jiro culumada ha la weeydiiyo???? sida cumar faruqi shekh umul....

    mida kale ALASKA AYAA KU TUKA NEYNAA .BOONDHEERE AYAA SAGAAL IYO TOBAN MASJID KU TAALAA EE AYAGA HALAGU TUKADO

    S/A

    ReplyDelete
  6. o kuwani ma kenya ayey jogan kkkk wale kenya san u malenayo way so galeysa somali marka inta lalayo aya dhulka la jiidayaa darahodana wa la qarxinaya markaa kenyatigana idinka ayey idinka arsandonaan ama u dhaqdhaqleya ama ha u dhaqdhaqlenina wa iga talo hader isaga so carara kenya idinka iyo maalkiina iyo ubadkinaba waxaa ku jirtaan qatarti ugu ba'ned mida kale tv universal waxey si gar ah u so xushay dad u jidbeysan in wadanka gaalo la so gasho isla markan si indha la aan ah u tagera dowlada ku shega dabada u dhaqda ethopiyanka iyo galo o dhan tv giina waan idin fahanay hadhow ha qeylina

    ReplyDelete
  7. asalaamu calaykum soomaalli shisheeya waxa uu hada ku samaynayo asagon la joogin ayaa u ugu filan dhibaato ee kuligeen aan unoqono alle marka la wareero ilaaheey haloo laabto ayuu alla yiriye sheeq shariif iyo dawladiisa alshabaab iyo xisbul islaamkooda kuliwaxaan oran lahaa fafiruu ilalaah.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.