What you may have missed

Friday, June 5, 2009

Shirkii uu Madaxweyne Shariif shalay la yeeshay Culimada Ahlusuna oo muuqaal ah halkaan ka daawo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir ballaaran shalay xarunta madaxtooyada kula yeeshay wadaaddo ka tirsan dariiqada Ahlusuna waljameeca, waxaana shirkaasi uu ahaa mid uu Madaxweynuhu ku doonayey taageero kaga kelo dariiqada Ahlusuna. iyagoo Culimadii halkaasi isugu timidna ay u ballan qaadeen Madaxweynaha Taageero hagar la,aan ah oo ay la garab taagan yihiin dowladda. Halkaan Ka Daawo



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.