What you may have missed

Saturday, June 6, 2009

Faahfaahin 06/06/09 Dagaalka Muqdisho Universal TV


Dagaallada ka Soconaya Muqdisho oo maalintii lixaad ku dhexmaray xoogagga kala duwan ayaa ku riday dadka reer Muqdisho inay iskaga cararaan goobaha la isku dagaalayo. Waxaa faahfaahin ka bixinaya Cilmi Boodari oo hadlaya Universal TV. Halkaan Riix oo Daawo Faahfaahin Dagaalka Muqdisho - 06/06/09



Guri Soo Dumay oo Dhimasho iyo DHaawac keenay.
Saturday, 06 June 2009
Guryo ku yaalo



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.