What you may have missed

Saturday, June 27, 2009

Mareykanka oo Xaqiijiyay Hub uu u Diray Dowladda KMG


Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay inay Dowladda KMG ah u direen Hub Cusub. Hubkan ayaa ah mid ay U.S. ugu talagashay in lagu ilaaliyo Dowladda si aan loo afgambin. Afhayeenka u hadlay wasaarada arrimaha dibada Mareykanka ayaa sida Aljazeera soo duubtay xaqiijiyay jiritaanka hubka ay u direen Soomaaliya.



7 comments:

  1. war hub wax ma taree ciidan ha soo diraan hadii ay yihiin rag iskana celin karaan alshabaab. hubka alshabaab miyay u soo direen sida aan ognahay alshabaab baa la wareegi doontee.

    ReplyDelete
  2. Maxamuud Cali (idiris)June 27, 2009 at 4:42 AM

    asc. waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan aqyaart bogaan soo saarta. waxaan kaloo idin weydinlahaa walaalayaal wararka aad hoos ku soo tixdeen ee liiska dheer ah ma warar video lasocodo miyaa mise wararkale oo caadi ah maxaa yeelay inaan wax aqriyo waan jeclahay oo hadii aad taa sameyn kartaan waa mahadsantihiin

    ReplyDelete
  3. Wax alla wixii Mooryaan Garreey looga hortegi karo ha la sameeyo Somaliyeey. 20 sano ayaa ummaddaan hadba inta magac loo soo huwado la xasuuqayey, haddana waxay maraysaa in magicii Ilaahay & kitaabkiisii loo soo huwado oo la gumaado lana diido in waddankaanu dawlad yeesho. Ciddii nagu taageeraysa inaan Mooryaan Garreey iska qabanno aan soo dhaweyno. Somaliyana ha noolaato hana israacdo. Aan xasuusannana maalmaha nagu weyn ee hadda aan ku dhex jirno 27ka, 26ka June & 1da July.

    ReplyDelete
  4. Ujeedadeydu waa inaa ka hadlo Keenyaatiga Kusoo Socda Dalka oo ciidankooda sii diyaarinya maxay doonayaan? in Sidii itoobiyaankii oo kale lasoo ceyriyo mise waa beentood oo waa caga jugleyn ameerikaanka xoogaa looga shaxaadayo? Qofoow iisii fasir aaway ragga ku dheereeya siyaasada?

    ReplyDelete
  5. ascalaykum,waxaan raba in aan dadka somaliayeed u sheego xaqiida qarsoon ee aan weli laga turjumin,waxan marka hore idin su aalaa meeqa sano ayeeyjiraan alshabaab?, wa 2,ilaa 3sano, ka hor yadowladnimada noo diidanaa? waxa aad ogsoontihiin qabqablayaal dagaal oo isbaaraxamardhigtey laga dhisi waayay dowlad somaliyeed,welina waxa aay hoosta uga jiraan shariif mana doonayaan in lahello dowlad nimo lakiin waxa aay doonayaan isbaaradii cabdiqaybdiid iyi tii marko oo indhacade,saas aawgeed cidii tageerta shariif waxa aay taageertay in dadmasaakiin ah la duldego oo markale la biyaha wabiga laga iibsho,shariifku hadii uurabo dowladnimo ha iska ceeyrsho mooryaanta hoosta uga jirto ee ha raadsado dad somaliyeed oo dowlad doon ah,qofina mataageeridoonto intaa uu caawinaayo nin dadtiisu isbaara tahay, dadoow ka jooga wax aadan u jeedina ayaa meesha ku qarsoone.
    WARDHIILEEY MAN

    ReplyDelete
  6. US likes Sharif Sh Ahmed more than Col A Yusuf. Why?

    ReplyDelete
  7. It’s sooooo obvious they’re going to eventually plug out Diablo 3. I’m sure they’ve already been working for years on design concepts and are getting closer to putting it into an early development phase.

    I STILL load up Diablo 2 when I’m bored of everything else- if a game is THAT good, it would be nothing short of criminal to not have another sequel.

    And man, Mockery is nuts- he should have DEFINITELY sold the site for cash- that’s the whole point to snagging up future domain names! If you have the foresight to think of grabbing a name first, you’re definitely entitled to make some money off of it! Maybe he already has enough money.

    Bwahhaahhaa… enough money…. hehehe.. ahhh, that was a good one!

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.