What you may have missed

Saturday, June 20, 2009

Guddi cusub oo ah Maxkamad Ilaalisa Dhaqanka Askarta Dowlada oo Cumar Xaashi Ka Mid ahaa

Madaxweyne Shariif oo Shir-jaraaid Muqdisho ku qabtay kana hadlay dilkii Cumar Xaashi ayaa sheegay in dhulka Soomaliya lagu soo duulay oo dad ajaanib ah oo dhibaato u keenaya dalkeena ay ku soo duuleen. Waxa kale uu sheegay Sh. Shariif in maxkamad u sameeyeen ciidamada qalabka sida si looga ilaaliyo qaladaadka ay ku kacayaan. Maxkamaddaas ayaa waxaa ka mid ahaa Allaha u naxariistee Wasiirkii amniga. Daawo faahfaahinta oo dhan.

4 comments:

  1. Maashaa Allah! A Well Spoken brother. Madaxweyne qayr allaha ku siiyo allaha kugu kaalmeeyo howsha aad u waddo umadda soomaaliyeed.

    ReplyDelete
  2. waxaan u jeedaa bohoshii looo qoday ina yeey oo kale in loo qoday shariifka qawda maqashii waxna howqaban ayuu xaalku marayaa sida muuqata qarajinta saraakiisha waa midii la soo maray 92-93-94-95-96-97-timir lafbaa ku jirta saaxiib kurusku miid ayuu leeyahaye sahal haku liqin giirow labada orod middaa shariifow labada carab mid ku hadal ma.illowday cali mahdi ma.illow day caydiid ma.illowday cabdiqaasin halkay uga xariir furatay bal xasuuso odagii maquuste iyo qaxootiga yaman bal ila eeg amxaarkii milas meeshuu dhafoorada haysto dib u jeedaali ciidamadii maraykanka meesha lagu jiiday isku soo duuboo tasho oo tag

    ReplyDelete
  3. sheikh shariif wuxuu lugta la galay shaqo uuna qaban karin waxaa fiicnaan laheyd in asaga iyo xertiisa xilka iska casilaan waa arinta kaliya ey somaliya ku badbaadi karto al shabaab waxba kama qaban karo xamar ayey ku haystaan wax uu ka qaban karo majirto waa inuu kursigaas isaga dago beesha caalamka meesha soo saartay wax ay u qabaneyso ma jirto taas ayaa xaqiiqadda ah

    ReplyDelete
  4. waxba islama haysaan walaweyn kan saaran iyo ka soo socdss waxba isma dhaaman ee aduunka ha wareerinina , maatadana qaxa ka daaya , siyaasad waxba kama taqaaniin ragii shukaanta waday ee gaadhiga shidhka ugu jiray waakaas iska kiin tagay waxna idiin hagaagi maayaam ilaa iyaga u jeedhataan ooka ducaystaan mooyaanee.xaalna u geeysaan mooyee

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.