What you may have missed

Monday, June 22, 2009

Faahfaahin Marshal Law - Shirkii jaraa'id Madaxweyne Shariif ku dhawaaqay Marshal Law

Waa faahfaahin Aljazeera ka bixisay shirkii jaraaid oo uuu maanta ku qabtay madaxweynuhu villa somalia kaas oo u saxixay qorshihii wasiirada ee xaalada deg dega ah.


3 comments:

  1. Wadanka waa uu dagaayaa hadii allaha awooda sare leh ogolaado laakiin danbiga laga galey diinta islaamka ayaa keeney in dibkaan yimaado shariif na asagaa ka mid ah dadka diinta ka been sheegey wadankuna waxa uu dagi doonaa marka loo laabto diinta xaqa ah iyo dadka asalka u ah diinta islaamka ee ahlu sunna waljamaaca'

    ReplyDelete
  2. Waxaa dhibka ka masuul ah Xasan Daahir iyo khawaarijiinta Dalka udiiday Nabadda oo ka maseyrsan Amiirka Dalka raba inuu ka samatabixiyo dhibka iyo jahawareerka muddada 20ka sanood ah soo jiitameysay.

    ReplyDelete
  3. shariifku ha ka dego oo maanta ha is casilo ,eedeysane ha la arkee,issagana taasaa sharaf ugu dhow ,becuase waxay dadku u dhimanayaanba isagaa gacanta ku haya ee ha is casilo,kaasi waa ra'ayigeega gaaban ,wixii sax ahna ALLAHEENA WEEYN EE RAXMAANKA AH AYAA OG IYO CIDII UU DOONO EE ILLAAHAY XAQA IYO WANAAGA HA INA GARANSIIYO DHAMAANTEEN,AMAANA ALLAAH

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.