
Xubno ka tirsan Xisbul Islaam, oo uu kamid yahay Sh. Yuusuf Indhacadde, ayaa Muqdisho kula kulmay madaxweyne Sh. Sharif & wasiirro badan oo ka mid ah dowladda KMG ah. Dhageyso Yuusuf Indhacadde oo ka warbixiyay kulankii ey la qaateen shalay madaxda dowladda (BBC) Halkaan Riix Dhagayso
Yusuf Indhacade oo.. Halkaan Riix
war umadeey waxaan arka shariif, indhacadde iyo xasan daahir baad ka tallo sugeysaan wixii la soo marayna waad iloowdeen miyaa ninba maalin ha idin laayo intuu magac gooni ah idiin soo qaato war wadaad iyo gaaladu waxba isma dhaamaan weaxa loo baahan yahay waa mawaadin wanaagsan wuxuu doono ha aaminsanaadee
ReplyDelete